Saadaq balotelli oo koobkii ugu horreeyay la qaaday kooxda afc leopards ee kenya (sawirro)

Weeraryahanka qaranka Soomaaliya, Saadaq C/qaadir Maxamuud (Balotelli), ayaa galabta kula guuleystay kooxdiisa AFC Leopards koobka dalka Kenya ee FA Cup-ka markii 1-0 kaga badiyeen kooxda Gormahia.

sadiq

By, Ibrahim Geedow Cawaale (Biibbo), [email protected], Nairobi_Kenya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *